HomeWararDhageyso:-Agaasime Koofi oo ka hadlay qorshaha bixinta Baasaboorka iyo ilaalinta Xuduudaha

Dhageyso:-Agaasime Koofi oo ka hadlay qorshaha bixinta Baasaboorka iyo ilaalinta Xuduudaha

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Agaasimaha Hey’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya Maxamed Aadan Koofi oo howlo Shaqo u jooga dalka Sacuudiga ayaa bilaabay qorsho uu ku hubinayo qaabka ay u socoto howlaha baasaboor bixinta ee Safaarada Soomaaliya ee Magaalada Riyad. Masuuliyiin ka tirsan Safaarada ayuu kulamo la qaatay,isaga oo kala hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan qaabka bixinta baasaboorka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Agaasimaha Hey’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya Maxamed Aadan Koofi oo howlo Shaqo u jooga dalka Sacuudiga ayaa bilaabay qorsho uu ku hubinayo qaabka ay u socoto howlaha baasaboor bixinta ee Safaarada Soomaaliya ee Magaalada Riyad.

Masuuliyiin ka tirsan Safaarada ayuu kulamo la qaatay,isaga oo kala hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan qaabka bixinta baasaboorka iyo qodobo kale.

- Advertisement -

Agaasime Koofi oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ujeedada safarkooda ee Riyad ay tahay la socodka xaaladaha socdaalka,iyo sida Soomaalida ay ku helaan Baasaboorka Soomaaliga.

Sidoo kale waxa uu sheegay Agaasimaha in xaaladaha la xiriira ilaalinta xaduudaha ay iyana ku howlan yihiin.

Hoos ka Dhageyso Codka Agaasimaha Hey’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts