HomeWararXubnaha Aqalka Sare oo Maanta Gudi u Magacaabaya kiiska Weerarkii Hoyga Sanoter...

Xubnaha Aqalka Sare oo Maanta Gudi u Magacaabaya kiiska Weerarkii Hoyga Sanoter C/Qeybdiid

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xubnaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay Xaruntooda Muqdisho ku leeyihiin kulan ay uga hadli doonaan kiiska weerarkii hoyga Sanoter Cabdi Xaasn Cawaale Qeybdiid oo ka mid ah Xildhibaanada Aqalka Sare. Wararka aan helnay ayaa waxa ay sheegayaan in Xubnaha Aqalka Sare ay Maanta sameyn doonaan gudi soo baara kiiskaas,maadaama gudigii hore ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xubnaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay Xaruntooda Muqdisho ku leeyihiin kulan ay uga hadli doonaan kiiska weerarkii hoyga Sanoter Cabdi Xaasn Cawaale Qeybdiid oo ka mid ah Xildhibaanada Aqalka Sare.

Wararka aan helnay ayaa waxa ay sheegayaan in Xubnaha Aqalka Sare ay Maanta sameyn doonaan gudi soo baara kiiskaas,maadaama gudigii hore ay u magacaawday Madaxtooyada Soomaaliya uu Sanoter Cabdi Qeybdiid kasoonidarro ka muujiyey.

- Advertisement -

Sikastaba 30 Bishii December Sanadkii tegay ee 2017 ayaa waxaa la weeraray Guriga Sanoter Cabdi Qeybdiid,waxana uu sheegya in weerarkaas ay ka dambeeyeen Ciidamada ay tababarto Dowladda Imaaraadka Carabta oo ku sugan Xarunta Janaraal Golden Ex Xero-Agoon ee Magalada Muqdisho.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts