HomeWararDhageyso:-Khilaaf ka taagan halka lagu qabanayo kulanka cod u qaadista mooshinka Jawaari

Dhageyso:-Khilaaf ka taagan halka lagu qabanayo kulanka cod u qaadista mooshinka Jawaari

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Weli waxa uu khilaaf ka taagan yahay halkii lagu qaban lahaa kulanka Golaha Shacabka ee la filayo in la horgeeyo Mooshinkii laga gudbiyey gudoomiyaha Baarlamaanka  Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa dhawaan sheegay in xarunta Golaha Shacabka ay la wareegeen ciidamo uu amray Ra’iisul Wasaare kheyre,isla markaana kulanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Weli waxa uu khilaaf ka taagan yahay halkii lagu qaban lahaa kulanka Golaha Shacabka ee la filayo in la horgeeyo Mooshinkii laga gudbiyey gudoomiyaha Baarlamaanka  Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa dhawaan sheegay in xarunta Golaha Shacabka ay la wareegeen ciidamo uu amray Ra’iisul Wasaare kheyre,isla markaana kulanka aan lagu qaban Karin.

- Advertisement -

Xildhibaanada mooshinka ka keenay Jawaari ayaa iyana wax ay sheegayaan in kulanka lagu qabanayo Xarunta ay baarlamanka ay ku shiraan ee golaha Shacabka.

Sidoo kale Xildhibaanada ka taagersan gudoomiye Jawaari ayaa iyana diidan in kulanka lagu qabto Xaunta Golaha Shacabka ilaa laga wareejiyo Ciidamada ay geysay xukumadda Soomaaliya.

Muranka ka dhashay mooshinka laga gudbiyay gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa curyaamiyey howlihii Hay’addaha dowladda sida,Gudiyada fulinta iyo Sharcidejinta.

- Advertisement -

Aqoon yahan Ceydaruus oo falanqeeya Arrimaha Siyaasada ayaa ka hadlaya xiisada ka dhalatay mooshinka laga keenay judoomiyaha Golaha Shacabka iyo halkii lagu qaban lahaa kulanka Golaha Shacabka.

Hoos Ka Dhageyso Codka Aqoonyahan Ceydaruus.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts