HomeWararDhageyso:-Xisbiga WADANI oo xiriirka u jaray Gudiga doorashooyinka Soomaaliland

Dhageyso:-Xisbiga WADANI oo xiriirka u jaray Gudiga doorashooyinka Soomaaliland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxda Xisbiga Mucaaradka ee WADANI Soomaliland ayaa Maanta oo Khamiis ah waxa ay ku dhawaaqeen in ay kasloonidii kala laabteyn gudiga doorashooyinka soomaaliland kadib dhaliilo ay weli ka qabaan doorashadii ka dhacday Soomaalialnd ee uu ku soo baxay Muuse Biixi Cabdi. Gudoomiyaha Xisbiga WADANI C/raxmaan Maxamed Cabdullaahi Ciro oo Maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxda Xisbiga Mucaaradka ee WADANI Soomaliland ayaa Maanta oo Khamiis ah waxa ay ku dhawaaqeen in ay kasloonidii kala laabteyn gudiga doorashooyinka soomaaliland kadib dhaliilo ay weli ka qabaan doorashadii ka dhacday Soomaalialnd ee uu ku soo baxay Muuse Biixi Cabdi.

Gudoomiyaha Xisbiga WADANI C/raxmaan Maxamed Cabdullaahi Ciro oo Maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in warqada ay kalsoonida kala laabteyn Gudiga ay u gudbiyeen Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in gudiga doorashooyinka ay gefaf ka galeyn Xisbiga WADANI doorashadii ka dhacday Soomaaliland 13 bishii December Sanadkii tegay ee 2017,iyaga oo aan hab wanaagsan u diiwangelin dadka codeynayay.

Waxa uu ugu dambeyn ugu baaqay Madaxweynaha Maamulka Soomaalialnd in Gudiga doorashooyinka laka diro,isla markaana lasoo dhiso gudi kale si ay uga qeyb galaan doorashooyinka soo socda ee la filayo in ay ka dhacaan Soomaaliland.

Madaxda Xisbiga WADANI ayaa xiligii ay socotay doorashii uu ugu soo baxay Muuse Biixi waxa ay sheegeen in ay xiriirkii wadashqeyn u jareyn gudiga doorashada,iyaga oo sheegay in dadkii codeeyay ay ka mid ahaayeen dad dhintay iyo kuwo aan qaan gaarin.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha Xisbiga WADANI C/raxmaan Maxamed Cabdullaahi Ciro.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts