HomeWararPuntland oo Maanta cadeyneysa mowqifkeeda Go’aankii dalka looga mamnuucay Shirkada DP World

Puntland oo Maanta cadeyneysa mowqifkeeda Go’aankii dalka looga mamnuucay Shirkada DP World

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Labadii maalmood ee la soo dhaafay madaxweynaha Maamulka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas waxa uu kulamo gooni gooni ah la qaadanayay Golihiisa Wasiirada iyo gudiga arrimaha dibada Baarlamaanka Puntland si go’aan looga gaaro mowqifkooda Go’aankii shirkada DP World dalka looga mamnuucay. Warar ay heshay Idaacadda Dalsan ayaa waxa ay sheegayan in kulamadaas oo aad u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Labadii maalmood ee la soo dhaafay madaxweynaha Maamulka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas waxa uu kulamo gooni gooni ah la qaadanayay Golihiisa Wasiirada iyo gudiga arrimaha dibada Baarlamaanka Puntland si go’aan looga gaaro mowqifkooda Go’aankii shirkada DP World dalka looga mamnuucay.

Warar ay heshay Idaacadda Dalsan ayaa waxa ay sheegayan in kulamadaas oo aad u dheeraaday ugu dambeyn maanta la filayo in puntland Go’aan rasmi ah ka gaarto,isla markaana ay soo bandhigto mowqifkeeda khilaafka ka dhaxeeya Wadamada Khaliijka iyo cida ay raacsan yihiin.

- Advertisement -

Warar iskhilaafsan oo soo baxaya ayaa waxa ay sheegayaan in Puntland ay gaashaanka ku dhufatay go’aankii Baarlamaanka soomaaliya ay dalka uga mamnuuceyn Shirkada DP World,isla markaana ay taageerayaan dowladda Imaaraadka Carabta.

Dekada Boosaaso ayaa waxaa Puntland ay ku wareejisay Imaaradka Carabta si dib-udhis loogu sameeyo,waxaana taasi ay keentay in puntland la safato Imaaraadka Carabta si mashaariic kale Imaaraadka u ugu fuliyo deegaannada maamulka Puntland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts