HomeWararSawirro:-Wasiirka Maaliyadda oo shir uga qeyb galaya dalka Ivory Coast

Sawirro:-Wasiirka Maaliyadda oo shir uga qeyb galaya dalka Ivory Coast

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka Maaliyada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle iyo Wafdi ballaaran uu hogaaminayo, ayaa u duulay Dalka Ivory Coast. Wasiirka iyo wafdigiisa ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Abidjan ee Dalkaasi, waxaana halkaasi uu uga qeyb galli doonaa shir looga hadlayo arimaha Maaliyadda. Mudane Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa sheegay in Shirka ka dhacay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Maaliyada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle iyo Wafdi ballaaran uu hogaaminayo, ayaa u duulay Dalka Ivory Coast.

Wasiirka iyo wafdigiisa ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Abidjan ee Dalkaasi, waxaana halkaasi uu uga qeyb galli doonaa shir looga hadlayo arimaha Maaliyadda.

- Advertisement -

Mudane Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa sheegay in Shirka ka dhacay Dalkaasi lagu soo hadal qaadi doono horumarada dhanka maaliyada ay sameysay Xukuumadda Soomaaliya.

Hoos Ka Daawo Sawirrada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts