HomeWararDhageyso:-Wasiir Mursal”Waxan dejineynaa Qorsho aan uga hortageyno dhagarta Cadawga”

Dhageyso:-Wasiir Mursal”Waxan dejineynaa Qorsho aan uga hortageyno dhagarta Cadawga”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho tababar uga furay Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya gaar ahaan Ururka 60-aad ee ilaalada madaxtooyada Soomaaliya kuwaas oo gaaraya iala 118 Askari. Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan wasiirka gaashandhiga Soomaliya ayaa waxa uu sheegay in Ururka 60 aad  oo ah ciidamada tababarka loo furay ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho tababar uga furay Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya gaar ahaan Ururka 60-aad ee ilaalada madaxtooyada Soomaaliya kuwaas oo gaaraya iala 118 Askari.

Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan wasiirka gaashandhiga Soomaliya ayaa waxa uu sheegay in Ururka 60 aad  oo ah ciidamada tababarka loo furay ay ka duwan yihiin Ururada kale maadaamada ay saaran  masuliyad aad u culus isagoo tilmaamay in ay tusaalo u yihiin Ururrada kale ee ciidamada xooga dalka Soomaaliya

- Advertisement -

Wasiir Mursal  ayaa intaas waxa uu hadalkiisa ku daray in Ururka 60-aad ee ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya uu yahay mid ka masuul ah maskaxda dowlada Soomaaliya

Ugu dambeyn waxa uu sheegay in dadka ka soo horjeeda dowladnimada Soomaaliya  ay marwaliba diyaarinayaan qorshooyin cusub dowladana looga baahan yahay in tababaro iyo qorshooyin cusub  ay marwaliba diyaariso si loo xaqiijiyo Amniga dalka.

Horay ayaa waxaa mudo dhowr bilood ah tababar u qaatay ciidamo ka tirsan ilaalada Madaxtooyada kuwaas oo lo qorsheynayo in amniga Madaxtooyada ay siweyn u ilaaliyaan.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Gaanshaandhigga Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts