HomeWararSawirro:-Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shir Caalami ah oo lagu qabtay dalka...

Sawirro:-Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shir Caalami ah oo lagu qabtay dalka Sudaan

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Waxaa magaalada Khartuum ee Caasimadda Dalka Suudaan lagu soo gabagabeeyay Shirka ay ka qeybgaleen Wasiirada Beeraha Qaarada Afrika iyo madaxda Hey’adda Qaramada Midooway u qaabilsan Cuntada iyo Beeraha ee (FAO). Shirkaasi oo ahaa kii 30-aad waxaa kaloo xirutaankii ka soo qeyb galay Safiirada Caalamka u fadhiya Suudaan iyo waliba Siihayaha Safaaradda Soomaaliya Axmed Ibraahim Burfuule.,iyadoo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa magaalada Khartuum ee Caasimadda Dalka Suudaan lagu soo gabagabeeyay Shirka ay ka qeybgaleen Wasiirada Beeraha Qaarada Afrika iyo madaxda Hey’adda Qaramada Midooway u qaabilsan Cuntada iyo Beeraha ee (FAO).

Shirkaasi oo ahaa kii 30-aad waxaa kaloo xirutaankii ka soo qeyb galay Safiirada Caalamka u fadhiya Suudaan iyo waliba Siihayaha Safaaradda Soomaaliya Axmed Ibraahim Burfuule.,iyadoo mudada shanta cisho ah ee uu socday  looga hadlayay sida ay beeraha Qaaradda Afrika u gaari lahaayeen horumarka iyo waliba sida loola dagaalami lahaa alami gaajada iyo macluusha.

- Advertisement -

Shirkaan oo Dowladda Soomaaliya uu u matalaayey Wasiirka Beeraha iyo waraabka ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Saciid Xuseen ciid ayaa mar uu la hadlaayey Warbaahinta Qaranka waxa uu sheegay in shirkaasi  xoogga lagu saaray waxqabadka hey’adda FAO ee dhinaca Soomaaliya iyo dadaalada ku aadan horumarka mustaqbalka dhow oo ah sidii loo dardargelin lahaa  adeegyada beeraha.

Yuusuf Maxamed Macalin (Yusuf Kashmiir) ,waxaa kale oo uu soo sheegay in  Wasiirka Beeraha iyo waraabka  Dowladda Soomaalilya Saciid Xuseen Ciid uu kulamo gaar ah uu la qaatay Gudoomiyaha Hey’adda FAO iyo Wasiirada Beeraha Qaaradda Afrika ee ka soo qeyb galay shirkaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts