HomeWararBurcad Badeed Soomaaliyeed oo weerartay Markab laga leeyahay Singabuur

Burcad Badeed Soomaaliyeed oo weerartay Markab laga leeyahay Singabuur

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Burcad Badeed Soomaaliyeed ayaa weerar ku qaadday Markab lagu Magacaabo MT Leopard Sun, oo  ku gooshayay Calanka Dalka Singabuur, kaasoo kasoo shiraacday xeebaha Dalka Cumaan kuna sii jeeday Magaalada Cape Town ee Dalka Koofur Afrika,kaasoo siday Haamo Kiimiko ah. War Saxaafadeed ay soo saareen Ciidanka ilaalada Xeebaha Soomaaliya ee Midowga Yurub ayaa lagu sheegay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Burcad Badeed Soomaaliyeed ayaa weerar ku qaadday Markab lagu Magacaabo MT Leopard Sun, oo  ku gooshayay Calanka Dalka Singabuur, kaasoo kasoo shiraacday xeebaha Dalka Cumaan kuna sii jeeday Magaalada Cape Town ee Dalka Koofur Afrika,kaasoo siday Haamo Kiimiko ah.

War Saxaafadeed ay soo saareen Ciidanka ilaalada Xeebaha Soomaaliya ee Midowga Yurub ayaa lagu sheegay in koox Burcad badeed Soomaali ah ay Rasaas is weydaarsadeen Muddo 20 Daqiiqo ah ilaalada Markabkaasi, kuwaas oo sitay Laba Doonyood oo nooca dheereeya ah.

- Advertisement -

Weerarkan oo Shalayto ka dhacay meel 160 nautical miles (Cabbir badeedka ) u jirta Xeebaha Soomaaliya ayaanan geysan wax qasaara ah oo soo gaadhay Labada dhinac.

Xeebaha Dalka Soomaaliya ahaa Sanadihii ugu dambeeyay kasoo kabanayay dhaq-dhaqaaqyada Budhcad badeedda, waana weerarkii ugu horreeyay ee ka dhaca Biyaha Soomaaliya tan iyo Bishii November ee Sanadkii inna dhaafay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts