HomeWararDaawo Sawirada saameyntii uu reebay qarixii ka dhacay Isgoyska Jubba

Daawo Sawirada saameyntii uu reebay qarixii ka dhacay Isgoyska Jubba

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Bur bur aad u xoogan ayaa ka muuqdo goobtii xalay uu qaraxa ka dhacay ee Isgoyska Jubba, meel ku dhaw Hotelka Dorpin ee Magaalada Muqdisho. Dad badan oo shacab ah ayaa ku dhintay qaraxaasi, waana meesha dowladda ay sheegtay khasaaraha ugu badan ee shacabka inuu ka dhashay, maadaama dad badan halkaasi ay maraayeen. Wasiirka amniga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Bur bur aad u xoogan ayaa ka muuqdo goobtii xalay uu qaraxa ka dhacay ee Isgoyska Jubba, meel ku dhaw Hotelka Dorpin ee Magaalada Muqdisho.

Dad badan oo shacab ah ayaa ku dhintay qaraxaasi, waana meesha dowladda ay sheegtay khasaaraha ugu badan ee shacabka inuu ka dhashay, maadaama dad badan halkaasi ay maraayeen.

- Advertisement -

Wasiirka amniga Somaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa sheegay dad shacab ah oo qaarkood ka yimid dhanka Liido ,kuwaasi oo goobta qaraxa ka dhacay maraayay xilliga ay wax dhacayeen.

Suxufiyiinta oo saaka booqday goobtii ay wax ka dhaceen ayaa waxa ay soo arkeen bur burka dhismayaal badan oo qaraxa uu saameeyay, maadaama qaraxa gaariga loo adeegsaday uu ahaa mid culus.

Si rasmi ah looma oga inta uu la eeg yahay khasaaraha dhimashada iyo dhaawaca ee ka dhashay gaariga ku qarxay nawaaxiga Isgoyska KM0, balse dowladda waxa ay sheegtay dad badan oo rayid ah inay halkaasi kud hinteen.

- Advertisement -

Hoos Ka Daawo Sawirrada Burburka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts