HomeWararDhageyso:-Wasaaradda Amniga oo War ka soo saartay qarixii iyo weerarkii xalay ka...

Dhageyso:-Wasaaradda Amniga oo War ka soo saartay qarixii iyo weerarkii xalay ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa faah faahin guud ka bixisay qaraxyadii iyo weeraradii xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo khasaarihii ka dhashay. Afhayeenka Wasaaradda Amniga Cabdi Casiis Cali Ibraahim (Xildhibaan) oo la hadlay Dalsan ayaa sheegay in weerarkaaas uu ahaa mid ay fashiliyeen isla markaana ay toogteen 5 ka tirsanaa Al-Shabaab oo ahaa raggii weerarka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa faah faahin guud ka bixisay qaraxyadii iyo weeraradii xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo khasaarihii ka dhashay.

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Cabdi Casiis Cali Ibraahim (Xildhibaan) oo la hadlay Dalsan ayaa sheegay in weerarkaaas uu ahaa mid ay fashiliyeen isla markaana ay toogteen 5 ka tirsanaa Al-Shabaab oo ahaa raggii weerarka soo qaaday sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Waxa uu beeniyay in raggii weerarka soo qaaday ay galeen Xerada Dhagaxtuur,balse waxa uu sheegay in inta aysan gaarin la toogtay dagaal kooban oo ka dhacay inta u dhaxeysa Hotelka Siyaad iyo Isgoyska Sayidka ugu dambeyna lasoo afjaray.

Waxa uu Warbaahinta qaarkood ku eedeeyay in ay si an wanagsaneyn u tebiyaan qarixii iyo weerarkii xalay oo uu sheegay in laga dhigay in raggi weerarka soo qaaday ay ku wajahnaayeen Madaxtooyada iyaga oo ka dagaalamay meen aan ka fogeyn.

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Cabdi Casiis Cali Ibraahim (Xildhibaan) sicad faah faahin ugama bixin khasaarihii Ciidamada iyo dadka Shacabka ahba ka soo gaaray qaraxaas iyo weerarka marka laga reebo in ay dileen 5 Ruux oo ahaa raggii weerarka soo qaaday laakin uu sheegay in Maanta ay faah faahin doonaan.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Afhayeenka Wasaaradda Amniga Cabdi Casiis Cali Ibraahim oo dhameystiran.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts