HomeWararAxmed Madoobe oo Xildhibaanada Jubbaland kala hadlaya xiisada ka taagan Magaalada Kismaayo

Axmed Madoobe oo Xildhibaanada Jubbaland kala hadlaya xiisada ka taagan Magaalada Kismaayo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Iyada oo Magaalada Kismaayo ay weli ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa Xildhibaanada qaar ee Maamulka Jubbaland iyo Madaxweynaha Maamulkaas ayaa hadana Maanta wxaa la filayaa in uu la kumo Xildhibaanada qaar Madaxweyne Axmed Madoobe. Kulanka ayaa la sheegay in uu yahay mid gaar ah oo uu Axmed Madoobe uu la qaadan doono tiro xildhibaano […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Iyada oo Magaalada Kismaayo ay weli ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa Xildhibaanada qaar ee Maamulka Jubbaland iyo Madaxweynaha Maamulkaas ayaa hadana Maanta wxaa la filayaa in uu la kumo Xildhibaanada qaar Madaxweyne Axmed Madoobe.

Kulanka ayaa la sheegay in uu yahay mid gaar ah oo uu Axmed Madoobe uu la qaadan doono tiro xildhibaano ah oo ka mid ahaa kuwii moshinka ka geeyay balse markii dambe ka laabtay kadib hanjabaad uga timid Madaxtooyada Jubbaland.

- Advertisement -

Sigaar ah xildhibaanada uu la kulmi doono ayaa sidoo kale waxa ay saaxiib dhow la yihiin Xildhibaan Axmed Taajir oo shalay Ciidamada Jubbaland ay Xabsiga dhigeen.

Qaar ka mid ah Xildhibaanada uu Madaxweyne Axmed Maodobe uu ka dalbaday kulanka Maanta ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in uusan weli u cadeyn waxyaabaha uu kala hadli doono balse ay u badan tahay sidii loo dejin lahaa xiisada ka taagan Magaalada Kismaayo.

Ilo xog-ogaal ah ayaa sidoo kale waxa ay sheegeen in Xildhibaanada uu Axmed Madoobe Maanta la kulmayo aysan aheyn kuwa aad u badan balse ay gaarayaan ku dhawaad 10 mudane,waxana iminka socda qaban qaabo ku aadan kulanka labada dhinac.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts