HomeWararMaleeshiyaad hubeysan iyo Ciidamada Nabadsugida Jubaland oo isku hor-fadhiya Magalada Kismaayo iyo...

Maleeshiyaad hubeysan iyo Ciidamada Nabadsugida Jubaland oo isku hor-fadhiya Magalada Kismaayo iyo rasaas goos-goos ah oo la maqlayo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka saaka laga helayo magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada hoose ayaa sheegaya in xaafado ka mida magaalada ay isku hor fadhiyaan ciidamada Nabadsugida Jubbaland iyo maleeshiyaad hubeysan oo ka careysan xarigga xildhibaan ka tirsan baarlamaanka maamulkaas oo shalay Xabsiga la dhigay. Goob-joogayaal ayaa ku waramay in xaafadaha qaar ee magaalada Kismaayo laga maqlayo rasaas aan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka saaka laga helayo magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada hoose ayaa sheegaya in xaafado ka mida magaalada ay isku hor fadhiyaan ciidamada Nabadsugida Jubbaland iyo maleeshiyaad hubeysan oo ka careysan xarigga xildhibaan ka tirsan baarlamaanka maamulkaas oo shalay Xabsiga la dhigay.

Goob-joogayaal ayaa ku waramay in xaafadaha qaar ee magaalada Kismaayo laga maqlayo rasaas aan badneyn oo loo maleynayo in ay isku ridayaan maleeshiyada hubeeysan in ciidamada amaanka ee maamulka Jubbaland.

- Advertisement -

Dhinaca kalana waxa weli xiran wadooyinka magaalada oo la dhigay ciidamo fara badan oo xaqiijinaya amniga’Waxaana ay baarayaan gaadiidka waaweyn iyo kuwa yar yar ee soogelaya magaalada.

Xaaladda Kismaayo ayaa shalay ilaa maanta waxaa ka taagan xiisad adag oo ka dhalatay xasaanad kala noqoshada xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka Jubaland kadibna Xabsiga la dhigay iyada oo aan la ogeyn halka ay ku dambeyn doonto arintaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts