HomeWarar4 Xisbi Siyaasadeed oo Go’aano deg-deg ah ka soo saaray dilka Ilaaladii...

4 Xisbi Siyaasadeed oo Go’aano deg-deg ah ka soo saaray dilka Ilaaladii Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

War-Saxaafadeed ay siwadjir ah u soo saareen Afarta Xisbi Siyaasadeed ee kala ah Daljir, Kulan, Wadajir iyo Madasha Horusocod kulan ay yeesheen ayaa waxa ay kaga hadleen 6,dii Askari ee lagu dilay weerarkii lagu qaaday Guriga Siyaasi C/raxmaan Cabdi Shakuur Warsame 17 Bishii December 2017. War-Saxaafadeedka 4,ta Xisbi Siyaasadeed oo ay ku midoobeen Xildhibaano ka tirsan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War-Saxaafadeed ay siwadjir ah u soo saareen Afarta Xisbi Siyaasadeed ee kala ah Daljir, Kulan, Wadajir iyo Madasha Horusocod kulan ay yeesheen ayaa waxa ay kaga hadleen 6,dii Askari ee lagu dilay weerarkii lagu qaaday Guriga Siyaasi C/raxmaan Cabdi Shakuur Warsame 17 Bishii December 2017.

War-Saxaafadeedka 4,ta Xisbi Siyaasadeed oo ay ku midoobeen Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa ay ku sheegeen in ay baadi goobayaan u Xaqsoorida iyo cadaalad u sameynta 6-dii qof ee lagu dilay weerarkii Guriga Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur warsame.

- Advertisement -

Hay’addaha Garsoorka dalka ayay ugu baaqeen in dadkaasi loo cadaalad falo,isla markaana Maxkamad lahorkeeno dadkii ka dambeeyay dilkaas 6,da Askari ee weerarkaas xili habeen ah lagu dilay.

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka ay soo saareen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts