HomeWararSaynis yahano Saadaaliyay in Muqdisho Caawa laga arki doono Dayax Madoobad

Saynis yahano Saadaaliyay in Muqdisho Caawa laga arki doono Dayax Madoobad

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Hay’ad la socota Arrimaha Saadaasha Hawada ayaa soo saartay Warbixin la xiriirta in Caawa meelo badan oo ka mid ah Caalamka laga arki doono Dayax Madoobad. Goobaha la soo qaatay ayaa waxaa ka mid ah Caasimadda soomaaliya ee Muqdisho,Saynisyahanadu waxa ay sheegeen in Dayax Madoobadku uu bilaaban doono  6:14 Daqiiqo ilaa Caawa Fiidkii 7:8 Daqiiqo. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hay’ad la socota Arrimaha Saadaasha Hawada ayaa soo saartay Warbixin la xiriirta in Caawa meelo badan oo ka mid ah Caalamka laga arki doono Dayax Madoobad.

Goobaha la soo qaatay ayaa waxaa ka mid ah Caasimadda soomaaliya ee Muqdisho,Saynisyahanadu waxa ay sheegeen in Dayax Madoobadku uu bilaaban doono  6:14 Daqiiqo ilaa Caawa Fiidkii 7:8 Daqiiqo.

- Advertisement -

In kastoo ay saadaashaan oo kale horay u soo baxday ayaa Shacabka soomaaliyeed ee Muslimiinta ah wax ay xiliyadaan oo kale sameeyaan Dukashada Salaadaha Khusuufka iyo Kusuufka halka Wadooyinka Waaweyn dadku ay isugu soo baxaan iyaga oo duceysanaya.

Dadka barta Cilmiga Sayniska ayaa waxa ay sheegayaan in Dayuxu uu ku wareegayo dhulka, halka dhulkuna uu ku wareegayo Qoraxda,intaasi kadibna qoraxdu uu soo dhexgalo Dayax Madoobaad.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts