HomeWararMadaxweynaha Galmudug oo hal arrin ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed

Madaxweynaha Galmudug oo hal arrin ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed

Date:

Related stories

Dagaalka Romero: Real Madrid, Atletico iyo Man Utd oo isku eryanaya kabtanka Tottenham

Cristian Romero ayaa laga yaabaa inuu ciyaaray kulankiisii ugu dambeeyay ee Tottenham ka dib dhaawac jilibka ah iyo kooxda oo u laabanaysa Championship-ka.

Ruto Lands 8 Major Deals in Rome as Kenya, Italy Sign New Action Plan

President William Ruto's state visit to Italy has yielded eight new agreements, cementing a three-year action plan with Rome. The wide-ranging deal covers everything from military cooperation and AI to restoring the Cherangany Forest and upskilling Kenya's youth.

Nairobi: Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka UN-Habitat ee horumarinta magaalooyinka

Wafdiga Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowle Saciid Xayd ayaa Nairobi kaga qayb galay kalfadhiga UN-Habitat.

Soomaaliya iyo Isku-tashiga: Xarunta Tamarta iyo Biyaha oo loo dhisay qaab casri ah

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa xarigga ka jaray xarun casri ah oo ay yeelanayso Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha.

Sidee Turkigu u Qodayaa Ceelka Curad-1 ee Badda Soomaaliya? Sirta Qalabka Waaweyn!

Mashruuca Curad-1 waa wejigii koowaad ee Soomaaliya ay ku noqonayso waddan shidaal soo saara.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa khudbad ka jeediyay munaasabad lagu soo xirayay shirkii wadatashiga ahaa ee Madaxweyne Farmaaj, Madaxweyneyaasha maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Qoorqoor oo xalay ku hadlaayay magaca Madaxweynyaasha maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir  ayaa u mahadceliyay madaxda iyo wufuudii kasoo qeybgashay munaasabadda, isagoo si gaar ah ugu mahadceliyay Madaxweyne Farmaajo oo uu sheegay inuu muujiyay tanaasul muddadii uu socday shirka wadatashi.

Waxaa uu sheegay Madaxweynaha Galmudug in muhiimad weyn ay leedahay in dalka Soomaaliya ay ka dhacdo doorasho loo dhan ah yahay heshiisna lagu yahay, isla markaana waqtigeeda ku dhacdo, la iskuna tanaasulo.

Isaga oo sii hadlaayay Qoorqoor ayuu shacabka Soomaaliyeed ugu  baaqay inay soo dhaweyaan heshiiskii ay Madaxda dowladda iyo dowlad Goboleedyada ka gaareen Doorashada 2020/2021.

Ugu dambeyn Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa sigaar ugu mahadceliyay shacabka iyo Maamulka Gobolka Banaadir sida diirran ee ay usoo dhaweeyeen madaxda Dowladaha Xubnaha ka ah dowladda  Federaalka Soomaaliya.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories