HomeWararCiidanka amniga oo Burcad hubeysan ku qabtay Magaalada Muqdisho

Ciidanka amniga oo Burcad hubeysan ku qabtay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Somalia’s Elite Gorgor Unit Delivers Lifeline to Drought-Hit Families

The Gorgor Commandos of the Somali National Army have conducted a humanitarian operation in the Middle Shabelle region, delivering critical food aid to communities suffering from severe drought in an incredible show of solidarity.

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa xalay kulan looga hadlay amniga Caasimadda ku yeeshay maamulka Gobolka Banaadir iyo Saraakiisha Ciidanka dowladda Soomaaliya.

Kulanka oo lagu qabtay Xarunta qeybta Booliska Gobolka ayaa waxaa Shir Guddoominayay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow,isla markaana waxaa goobjoog ka ahaa Saraakiil kala duwan oo ka tirsan Ciidanka dowladda.

Sidoo kale inta uu kulanka socday ayaa waxaa lagu soo bandhigay guulaha Ololaha la dagaalanka Burcada iyo Ragga hubeysan,iyo Nin hubeysan oo shacabka dhib ugu geysan jirey Degmooyinka Kaaraan iyo Cabdicasiis,kaasi oo la soo qabtay isagoo dhaawac ah kadibna Isbitaal ku geeriyooday.

“Sidoo kale waxaa la soo qabtay Ragg kale oo la raadinayey lagana soo kala qabtay degmooyinka Dharkeenley, Deyniile iyo Yaaqshiid, oo uu ka mid yahay Cabaas Xasan Maxamed oo mudo laga raadinayey degmada Dharkeenley”ayuu yiri Duqa Muqdisho.

Ugu dambeyntii Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa waxaa uu sheegay in ay sii wadi doonaan qorshaha lagu sugayo amniga Caasimadda,isla markaana waxaa uu digniin u diray kuwa ku howlan  inay nidaamka dowliga iyo awaamiirta ciidanka iska indhatira.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories