HomeWararSawirro:-Ciidamada Dowladda oo howlgal ku soo qabtay hub iyo waxyaabaha Maanka Dooriya

Sawirro:-Ciidamada Dowladda oo howlgal ku soo qabtay hub iyo waxyaabaha Maanka Dooriya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa xalay waxa ay howlgal ka sameeyeen Xaafado ka tirsan degmada Wadajir ee gobolka Banaadir,waxaana la sheegay in howlgalkaas lagu soo qabtay hub iyo waxyaabaha maanka dooriya. Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir Cabdi fitaax Cumar Xalane ayaa sheegay in howlgalkaas lagu soo qabtay Waxyaabaha Maanka Dooriya Oo isugu Jira Xashiish Iyo khamri Sidoo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa xalay waxa ay howlgal ka sameeyeen Xaafado ka tirsan degmada Wadajir ee gobolka Banaadir,waxaana la sheegay in howlgalkaas lagu soo qabtay hub iyo waxyaabaha maanka dooriya.

Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir Cabdi fitaax Cumar Xalane ayaa sheegay in howlgalkaas lagu soo qabtay Waxyaabaha Maanka Dooriya Oo isugu Jira Xashiish Iyo khamri Sidoo Kale Waxaa Lasoo Qabtay Laba Qoray Iyo laba Bastooladood.

- Advertisement -

Gudoomiye ku xigeenka dhanka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir ayaa goobjoog ka ahaa halka uu howlgalka ka socday,balse weli lama shaacin in dad lagu soo qabtay howlaglkaas.

Sikastaba Ciidamada dowladda ayaa dhowr jeer howlgallo y sameeyeen waxa ay dhowr jeer ku soo qabteen hub iyo waxyaabaha maanka dooriya,waxana maalmo ka hor Delada Muqdisho laga qabtay Kuntineer siday maandooriyaha Khamriga shalayna las oo bandhigay.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Howlgalka hubka iyo Maan dooriyaha lagu soo qabtay.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts