HomeWararSawirro:-Xildhibaano Caawa Shaaciyey in uu bur buray mooshinkii Jawaari

Sawirro:-Xildhibaano Caawa Shaaciyey in uu bur buray mooshinkii Jawaari

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Caawa Xarunta Villa Hargeysa waxa shir ku yeeshay Xildhibaano la magac baxay badbaadada Baarlamaanka Soomaaliya kuwaas oo shirkooda Caawa ka soo saaray Go’aano ku saabsan mooshinkii laga gudbiyey gudoomiye Jawaari. Xildhibaanadaan oo tiro ahaan sheegtay in ay gaaraayaan ilaa 120 mudane ayaa waxa ay sheegeen in uu burburay mooshinkii laga gudbiyey Jawaari marka laga soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Caawa Xarunta Villa Hargeysa waxa shir ku yeeshay Xildhibaano la magac baxay badbaadada Baarlamaanka Soomaaliya kuwaas oo shirkooda Caawa ka soo saaray Go’aano ku saabsan mooshinkii laga gudbiyey gudoomiye Jawaari.

Xildhibaanadaan oo tiro ahaan sheegtay in ay gaaraayaan ilaa 120 mudane ayaa waxa ay sheegeen in uu burburay mooshinkii laga gudbiyey Jawaari marka laga soo bilaabo 18 Bishaan ilaa 28 Bishaan kaas oo ay iclaamiyeen Gudiga xalinta khilaafaadka Aqalka Sare,iyaga oo u cuskanayay qodobo ka mid ah Xeer hoosaadka Baarlamaanka.

- Advertisement -

Xildhibaanada ayaa waxa ay sheegeen in waqtigii loogu talo galay mooshinka in uu dhamaaday markii loo fiiriyo sharciga,isla markaana 10,kii maalmood ee sharcigu ahaa uu Maanta ku ekaa.

Waxa ay ugu baaqeen Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari in howshiisa Shaqo uu siiwato maadaama mooshinkii laga gudbiyey uu burburay.

Go’aanka ay Caawa soo saareen xildhibaanada taageersan  gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa ah mid sii xoojineysa Xiisada ka dhalatay mooshinkii laga gudbiyey Gudoomiyaha Baarlamanka soomaaliya,iyada oo horay la iskugu khilaafay Go’aankii gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka C/Weli Muudeey ee ahaa in 31 Mishaan Maarso la qabanayo kulanka Dooda mooshinka ka yaalla gudoomiye Jawaari.

- Advertisement -

Go’aanka ay soo saareen oo Lix qodob ka kooban Hoos Ka Akhriso.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts