HomeWararCiidamo ka wada tirsan dowladda oo ku dagaalamay Muqdisho

Ciidamo ka wada tirsan dowladda oo ku dagaalamay Muqdisho

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Dagaalkan oo u dhaxeeyay Ciidamo ka wada tirsan dowladda ayaa waxa uu ku dhex maray Xaafada aaga Xerada 77 oo ku taalla degmada deeyniile ee Gobolka Banaadir. Dadka ku nool Xaafadaas qaarkood oo la hadlay Radio Dalsan ayaa waxa ay sheegeen in ay ka war heleen dagaalka ciidamada dowladda dhexmaraya,isla markaana ay cabsi soo wajahday. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaalkan oo u dhaxeeyay Ciidamo ka wada tirsan dowladda ayaa waxa uu ku dhex maray Xaafada aaga Xerada 77 oo ku taalla degmada deeyniile ee Gobolka Banaadir.

Dadka ku nool Xaafadaas qaarkood oo la hadlay Radio Dalsan ayaa waxa ay sheegeen in ay ka war heleen dagaalka ciidamada dowladda dhexmaraya,isla markaana ay cabsi soo wajahday.

- Advertisement -

Ciidamada Dowladda ee wada dagaalamay ayaa wararku waxa ay sheegayaan in ay isku heysteen dhul halkaasi ku yaalla,kaas oo tiro ka dhowr jeer sidaan oo kale ay ugu wada dagaalameen.

Dagaalka ayaa la sheegayaa in uu dhaliyey khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac,iyada oo khasaaraha ugu badan uu gaaray dad Shacab ah oo halka lagu dagaalamay degan.

Dagaalada dhexmara Ciidamada ka wada tirsan dowladda ayaa ku soo badanaya Muqdisho bilihii u dambeeyey,waxana weli dagaalkii ka dhacay degmada deeyniile Maanta ka hadlin masuuliyiinta Maamulka degmadaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts