HomeWararMadaxweyne Farmaajo oo la kulmay Saraakiisha Dhalinyarada ee ka tirsan Hogaanka Ciidamada

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Saraakiisha Dhalinyarada ee ka tirsan Hogaanka Ciidamada

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo howshiisa Shaqo weli ka wada Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga e Magalada Muqdisho ayaa Maanta waxa uu halkaasi kula kulmay Saraakiisha dhalinyarada ah ee ka tirsan Hogaanada Ciidamada. Madaxweyne Faramajo ayaa dhalinyaradaan waxa uu kala hadlay sidii ay u dardar gelin lahaayeen howsha loo igmaday,iyada oo ay ka mid […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo howshiisa Shaqo weli ka wada Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga e Magalada Muqdisho ayaa Maanta waxa uu halkaasi kula kulmay Saraakiisha dhalinyarada ah ee ka tirsan Hogaanada Ciidamada.

Madaxweyne Faramajo ayaa dhalinyaradaan waxa uu kala hadlay sidii ay u dardar gelin lahaayeen howsha loo igmaday,iyada oo ay ka mid ahaayeen 13 Sarkaal oo bishaan ka mid noqday hogaanada ciiadnka kuwaas oo ah kuwa waxbartay.

- Advertisement -

Sidoo kale Madaxweyne Farmaajo ayaa intii uu ku sugnaa Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga waxa uu ku jira tayeynta iyo isbedelka hogaanada Ciidanka,iyada oo la badalay Saraakiil Shaqada ka duqoobay oo wax badan ku soo jiray si fursad ay u helaan dhalinyarada waxbaratay.

Saraakisha dhalinayarda ah ee uu Talaadada Maanta la kulmay Madaxweyne Farmaajo waxa uu ka xog wareestay baahiyaha ay qabaan iyo wax walba oo ay u baahan yihiin, si loo xoojiyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts