HomeWararSawirro:-Aadan Barre Ducaale iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle oo Nairobi ku kulmay

Sawirro:-Aadan Barre Ducaale iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle oo Nairobi ku kulmay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Magalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa kulan ku yeeshay hogaamiyaha Aqlabiyada Baarlaamanka Kenya iyo gudoomiyaha Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cusmaan Barre Maxamed oo safar Shaqo ku jooga dalkaas. Hogaamiyaha Aqlabiyada Baarlaamanka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa sheegay in kulanka uu ahaa,mid salaan sharaf ah,isla markaana ay ka wada hadleen qodobo muhiim ah,war kooban oo uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa kulan ku yeeshay hogaamiyaha Aqlabiyada Baarlaamanka Kenya iyo gudoomiyaha Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cusmaan Barre Maxamed oo safar Shaqo ku jooga dalkaas.

Hogaamiyaha Aqlabiyada Baarlaamanka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa sheegay in kulanka uu ahaa,mid salaan sharaf ah,isla markaana ay ka wada hadleen qodobo muhiim ah,war kooban oo uu soo dhigay Barta uu ku leeyahay Twitter –ka.

- Advertisement -

Qodobada ay ka wada hadleen labada masuul ayaa waxaa ka mid ahaa tayenta Baarlamaanada ka jira dhammaan Maamul goboleedyada si ay qeyb uga noqoto dib u heshiisinta dalka ka socoto.

Hogaamiyaha Aqlabiyada Baarlaamanka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa ka mid ah Xubnaha ka tirsan Baarlamaanka Kenya ay taageersan dowladda uu madaxda ka yahay madaxweyne Farmaajo,waxa uuna dhawaan sheegay in Kenya aysan joogi Karin dad mucaarad ku ah dowladda Soomaaliya.

Hoos Ka Daawo sawirrada kulanka labada masuul.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts