HomeWararDhageyso:-Gudoomiyaha G/Hiiraan oo sheegay in ay isku fureen Degmooyinkii ay go’doomiyeen Al-Shabaab

Dhageyso:-Gudoomiyaha G/Hiiraan oo sheegay in ay isku fureen Degmooyinkii ay go’doomiyeen Al-Shabaab

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Saacadihii la soo dhaafay deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Hiiraan waxaa ka socday howlgallo ay wadeen Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya,waxana maamulka Gobolka Hiiraan masuuliyiintooda ay sheegeen in ay guulo ka soo hooyeen howlgalkaas. Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo Warbaahinta la hadlay isaga oo ku sugan deegaanka hees ee gobolka Hiiraan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saacadihii la soo dhaafay deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Hiiraan waxaa ka socday howlgallo ay wadeen Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya,waxana maamulka Gobolka Hiiraan masuuliyiintooda ay sheegeen in ay guulo ka soo hooyeen howlgalkaas.

Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo Warbaahinta la hadlay isaga oo ku sugan deegaanka hees ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Ciidamada xoogga iyo kuwa taageeraya ay howlgalka siiwadi doonaan ilaa Al-Shabaab ay ka saaraan deegaanada ay weli ku harsan yihiin.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay gudoomiye Jeyte in howlgalladii ay sameeyeen ay ku guuleysteen in ay Al-Shabaab uga saaraan dhammaan deegaanadii ay go’doomiyeen,isla markaana ay haatan kaliya ku harsan yihiin tuulooyin hoostaga degmada Buulo Burde sida uu hadalka u dhigay.

Waxa uu ugu baaqay ciidamada xoogga dalka eek u sugan gobolka Hiiraan kuwa Itoobiya iyo Jabuuti oo howlgalka qeyb ka ah in ay sii laba jibaaraan howlgaladooda.

Sikastaba Maamulka Hir-Shabeelle ayaa wada qorshooyin uu isugu furayo  wadooyinka iyo degmooyinka ay go’doomiyeen Al-Shabaab,waxana shalay taliska ciidanka xoogga dalka iyo Maamulak gobolka Hiiraan ay soo bandhigeen hub iyo Gaadiid ay sheegeen in ay kala wareegeen Al-Shabaab.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts