HomeWararSawiro:-Taliska Ciidanka xoogga dalka oo soo bandhigay hub & Gaadiid ay kala...

Sawiro:-Taliska Ciidanka xoogga dalka oo soo bandhigay hub & Gaadiid ay kala wareegeen Al-Shabaab

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa waxa ay howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka sameeyeen deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobolka Hiiraan,iyada oo saraakiisha howlgalkaas hogaamineysa ay sheegeen in ay guulo waaweyn ka gaareen. Howlgalka ayaa Ciidamada dowladda waxaa ku wehlinayay kuwa Itoobiya oo qeybta ka ah AMISOM,waxana Saraakiisha ciidamada xoogga dalka ay sheegeen in ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa waxa ay howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka sameeyeen deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobolka Hiiraan,iyada oo saraakiisha howlgalkaas hogaamineysa ay sheegeen in ay guulo waaweyn ka gaareen.

Howlgalka ayaa Ciidamada dowladda waxaa ku wehlinayay kuwa Itoobiya oo qeybta ka ah AMISOM,waxana Saraakiisha ciidamada xoogga dalka ay sheegeen in ay Al-Shabaab kala wareegeen hub iyo Gaadiid intaba.

- Advertisement -

Taliyaha Guutada 10aad ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ee Gobolka Hiiraan Faarax Cali Waasuge oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dagaal dhexmaray iyaga iyo Al-Shabaab ay uga furteen hub iyo Gaadiid,sidoo kalena ay kala wareegeen deegaano ay horay ugu sugnaayeen.

Waxa uu sheegay taliyaha in sidoo kale in howlgalku uusan ahaan doonin mid joogsado,isla markaana dhmmaan deegaanada gobolka Hiiraan ay kaga sugan yihin Al-Shabaab ay ka saari doonaan.

Daawo Sawirrada.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts