HomeWararDEG DEG:-Ciidamada dowladda oo Caawa Dekada Muqdisho ku qabtay Kunteenar siday Khamri

DEG DEG:-Ciidamada dowladda oo Caawa Dekada Muqdisho ku qabtay Kunteenar siday Khamri

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Ciidamada Booliska Soomaaliya ee ku sugan Dekada Muqdisho ayaa Caawa waxaa la sheegay in ay qabteyn Kunteenaro Khamri lagu  siday. Kunteeranada ay Ciidamadu qabteyn ayaa ahaa kuwo dekada laga soo dejiyay sida uu Dalsan u xaqiijiyey Sarkaal ka tirsan ciidamada Booliiska Soomaaliya. Laamaha amniga ayaa la filayaa in Maalinta Berito ah ay soo bandhigaan Khamrigaas […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Booliska Soomaaliya ee ku sugan Dekada Muqdisho ayaa Caawa waxaa la sheegay in ay qabteyn Kunteenaro Khamri lagu  siday.

Kunteeranada ay Ciidamadu qabteyn ayaa ahaa kuwo dekada laga soo dejiyay sida uu Dalsan u xaqiijiyey Sarkaal ka tirsan ciidamada Booliiska Soomaaliya.

- Advertisement -

Laamaha amniga ayaa la filayaa in Maalinta Berito ah ay soo bandhigaan Khamrigaas Dekada ka soo degay iyo dadkii waday.

Faah faahinta Warkaan kala socda Radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts