HomeWararDhageyso:- Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Guddiga Difaaca oo ka wada hadlay xiisada...

Dhageyso:- Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Guddiga Difaaca oo ka wada hadlay xiisada ka taagan Baled Xaawo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Gudiga difaaca Golaha Shacabka Soomaaliya waxa uu kala hadlay xiisada ka soo cusboonaatay degmada Balad Xaawo ee u dhaxeysa dadka deegaanka Ciidamada Kenya. Xildhibaan Sadiiq Warfaa oo ka mid ah xubnaha Gudiga difaaca kana mid ahaa Xubnihii Ra’iisul Wasaraha la kulmay ayaa sheegay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Gudiga difaaca Golaha Shacabka Soomaaliya waxa uu kala hadlay xiisada ka soo cusboonaatay degmada Balad Xaawo ee u dhaxeysa dadka deegaanka Ciidamada Kenya.

Xildhibaan Sadiiq Warfaa oo ka mid ah xubnaha Gudiga difaaca kana mid ahaa Xubnihii Ra’iisul Wasaraha la kulmay ayaa sheegay in ay u gudbiyeen cabashada uga timid Shacabka Magaalada Balad Xaawo oo ah in Kenya ay sameysay xadgudub dhanka Xaduudka ah.

- Advertisement -

Waxa uu shegay Xildhibaanka in kulanka ay qeyb ka ahaayeen Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada Soomaaliya,isla markana ay siweyn u wada gorfeeyeen waxa laga yeelayo xadgudubka Kenya ee Xaduudka Soomaaliya dhanka Balad Xaawo.

Shacabka Soomaaliyeed ayuu sheegay in looga bahaan in ay ogaadaan in dowladooda aysan raali ka aheyn isla markaana laga shaqeyn doono sidii arrintasi xal waara looga keeni lahaa,sidoo kaelna ay kulan deg edg ah la qaadan doonaan Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Dibada Soomaaliya.

Hoos Ka Dhageyso Codka Xildhibaan Sadiiq Warfaa oo ka mid ah Gudiga Difaaca Golaha Shacabka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts