HomeWararDEG DEG:-Gaari ay eryanayeen Ciidanka Dowladda oo ku qarxay duleedka Muqdisho

DEG DEG:-Gaari ay eryanayeen Ciidanka Dowladda oo ku qarxay duleedka Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Gaari Nuuca raacada ah oo ku rarnaa waxyaabaha qarxa ayaa goordhow waxa uu ku qarxay deegaanka siinka-dheer ee Duleedka Magaalada Muqdisho. Dadka deegaanka ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in xiliga gaariga uu qarxayay uu marayay xaafada ka mid ah siinka-dheer,isla markaana ay eryanayeen Ciidamada dowladda kadibna uu galay Bacaad sidaasna uu ku qarxay. Lama […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gaari Nuuca raacada ah oo ku rarnaa waxyaabaha qarxa ayaa goordhow waxa uu ku qarxay deegaanka siinka-dheer ee Duleedka Magaalada Muqdisho.

Dadka deegaanka ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in xiliga gaariga uu qarxayay uu marayay xaafada ka mid ah siinka-dheer,isla markaana ay eryanayeen Ciidamada dowladda kadibna uu galay Bacaad sidaasna uu ku qarxay.

- Advertisement -

Lama oga halka gaarigas uu ku wajahnaa iyo khasaaraha ka dhashay marka laga reebo in dadkii wadey oo tiradooda aan la ogeyn ay ku waxyeeloobeen.

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda gaar ahaan kuwa ku sugan Koontoroolka Siinka-dheer ayaa goobta gaaray kuwaas oo haatan wada baaritaano,iyada oo aaga goobta uu qaraxa ka dhacay ay ciidamadu xireyn.

Deegaanka Siinka dheer ee duleedka muqdisho aaya tiro ka dhowr jeer waxaa ka dhacay qaraxyo,iyada oo qarixii ugu dambeeyey  1-dii bishaan ka dhacay kaas oo ahaa mid loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts