HomeWararAkhriso:-Xildhibaan Zakariye Maxamuud Xaaji”Marnaba ma aqbaleyno boobka ay Kenya ku heyso Dhulka...

Akhriso:-Xildhibaan Zakariye Maxamuud Xaaji”Marnaba ma aqbaleyno boobka ay Kenya ku heyso Dhulka Soomaaliyeed”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xildhibaan Zakariye Maxamuud Xaaji oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya aya si kulul uga hadlay xiisada ka taagan Magaalada Balad Xaawo iyo xadgudubka dowladda Kenya ay ku sameysay dhulka Soomaaliya dhanka gobolka Gedo ee Magaalada Balad Xaawo. Xildhibaanka ayaa digniin u diray dowladda Kenya taas oo ku aadan sida uu sheegay in ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaan Zakariye Maxamuud Xaaji oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya aya si kulul uga hadlay xiisada ka taagan Magaalada Balad Xaawo iyo xadgudubka dowladda Kenya ay ku sameysay dhulka Soomaaliya dhanka gobolka Gedo ee Magaalada Balad Xaawo.

Xildhibaanka ayaa digniin u diray dowladda Kenya taas oo ku aadan sida uu sheegay in ay boobku heyso dhulka Soomaaliyeed.

- Advertisement -

“Kenya waxaan uga digeeynaa boobka ay ku heeyso dhulka soomaaliyeed, ma aqbaleyno taako ka mida dhulka soomaaliyeed inay kusoo xad gudbaan dad aan dhaxal u laheyn, arinta ka cusub Geddo waa arin shaqsi ahaan ii argagax galisay, una baahan in si wada jir ah looga damqaddo, xukuumaddu waa inay aragtaa cadawga boobaya dhulka soomaaliyeed, baarlamaanku waa inuu arkaa arinka halka uu marayo”

Waxa uu sidoo kale sheegay in marnaba aysan macquul aheyn in laga aamuso xiisada Balad Xaawo ee ku u soo xadgudubka dowladda Kenya ee Dhulka Soomaaliyeed.

“Waxa aanu u dhaaranay ma ahan inaan ka aamusno boobka cad ay kenya ku dooneeyso dhulka soomaaliyeed, waxaa la inooga baahanyahay bad baadinta dhulka badda iyo shacbiga soomaaliyeed”

- Advertisement -

Sikastaba Shalay ayaa Xildhibaanada Golaha Aqalka sare waxa ay u yeereen Wasiirada Arrimaha Dibada, Gudaha,Amniga iyo Gaashaandhigga si wax looga weeydiiyo waxa ay kala socdaan arrinta degmada Balad Xaawo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts