HomeWararDhageyso:-Maxkamada Ciidamada oo Maanta Xukuntay rag lagu eedeeyay Farsameynta Qaraxyada

Dhageyso:-Maxkamada Ciidamada oo Maanta Xukuntay rag lagu eedeeyay Farsameynta Qaraxyada

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay Xukun ku riday rag lagu eedeeyay in ay farsameyn jireen qaraxyada kuwaas oo dhowr mar dacwadooda ay  Maxkamadu dhageystay. Raggaan Maanta Xukunka lagu riday ayaa gaaraya ilaa 3 kuwaas oo Maxkamada ay ku eedeysay in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab,isla markaana ay u qabilsan yihiin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay Xukun ku riday rag lagu eedeeyay in ay farsameyn jireen qaraxyada kuwaas oo dhowr mar dacwadooda ay  Maxkamadu dhageystay.

Raggaan Maanta Xukunka lagu riday ayaa gaaraya ilaa 3 kuwaas oo Maxkamada ay ku eedeysay in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab,isla markaana ay u qabilsan yihiin dhanka qaraxyada.

- Advertisement -

Maxamed Cabdiraxmaan Maxamuud 3o  jir ah ina faadumo Sheekh Cabdullaahi ku dhashay Shabellaha Hoose.

Jamaal Maxamed Cali Ina Wiilo diiriye Jimcaale ku dhashay Muqdisho

Axmed Aadan Weerar Ina Dahabo Cilmi Xalane ku dhashay Muqdisho.

- Advertisement -

Gudoomiyaha Maxkamada ciidamada Qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute oo xukunka ku dhawaaqay ayaa sheegay in Maxamed Cabdiraxmaan Maxamuud in lagu eedeeyay in Al-Shabaab u qaabilsanaa dhanka qaraxyada,isla markaana ahaa Macalin bara dadka sameynta qaraxyada.

Jamaal Maxamed Cali iyo Axmed Aadan Weerar waxaa lagu eedeeyay in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab ayna u qaabilsan yihiin dhanka qaraxyada,isla markaana laga soo qabtay guri ku yaalla deegaanka Ceelasha Biyaha iyaga oo diyaarinayay qaraxyo.

 Maxamed Cabdiraxmaan Maxamuud ayaa waxaa lagu xukumay  Xabsi daa’in ah  halka Jamaal Maxamed Cali iyo Axmed Aadan Weerar lagu xukumay min 10 Sano oo Xabsi ah.

Hoos Ka Dhageyso Codka Xukunka Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ee uu Akhrinayo Gudoomiyaha Maxkamada ciidamada Qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts