HomeWararSaraakiil ka tirsan Ciidanka xoogga oo sheegay in ay howlgal ku dileen...

Saraakiil ka tirsan Ciidanka xoogga oo sheegay in ay howlgal ku dileen Sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgalo waxa ay ay ka sameeyeen deegaanka  Hees oo ka tirsan gobolka Hiiraan howlgalkaas oo ahaa mid lagu xaqiijinayay dhanka amniga. Saraakiil katirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa u xaqiijiyey Warbaahinta Dowladda in howlgalkaas lagu dilay Sarkaal lagu magacaabo Cali Axmed Guure kaas oo Al-Shabaab u qaabilsanaa Aruurinta waxa loo yaqaano Zakawaadka, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgalo waxa ay ay ka sameeyeen deegaanka  Hees oo ka tirsan gobolka Hiiraan howlgalkaas oo ahaa mid lagu xaqiijinayay dhanka amniga.

Saraakiil katirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa u xaqiijiyey Warbaahinta Dowladda in howlgalkaas lagu dilay Sarkaal lagu magacaabo Cali Axmed Guure kaas oo Al-Shabaab u qaabilsanaa Aruurinta waxa loo yaqaano Zakawaadka, islamarkaana deegaanka uu ka dhacay Howlgalka  uu u dhaxeeyo magaalooyinka Baladweyne iyo Maxaas ee gobolka Hiiraan.

- Advertisement -

Ciidamada ayaa la wareegay deegaanka Hees oo qiyaastii 35-km u jira a magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, sida ay sheegeen Saraakiisha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ee Gobolka Hiiraan.

Hawlgalkaas ayaa waxaa iska kaashanayey ciidamada xoogga iyo AMISOM, waxaana sidoo kale lagula wareegay deegaanka Baar Dheere iyo  wadada Afar Irdood oo isku xira magaalooyinka Baladweyne, Maxaas iyo magaalada Buula Burde.

Ciidanka Xoogga dalka ayaa howlgalo kala duwan ka wada deegaanno iyo degmooyin kamid ah dalka, kadib markii Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Faramajo uu sheegay in howlgalkaas uu bilaaban doono.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts