HomeWararDarawalada Mooto Bajaajka M/Gaalkacyo oo Cabsi xoogan soo wajahday

Darawalada Mooto Bajaajka M/Gaalkacyo oo Cabsi xoogan soo wajahday

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in waqtigaan ay cabsi soo wajahday dhalinyarada ku Shaqeysta Mooto Bajaajta,kadib markii Darawal ka mid ah kuwa Mooto Bajaajka lagu cirbad lagu duray. Qaar ka mid ah Bulsahda Magaalada Gaalakcyo oo dhacdadaas hadalhaya ayaa waxa ay sheegeen in Darawalka Mooto Bajaajka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in waqtigaan ay cabsi soo wajahday dhalinyarada ku Shaqeysta Mooto Bajaajta,kadib markii Darawal ka mid ah kuwa Mooto Bajaajka lagu cirbad lagu duray.

Qaar ka mid ah Bulsahda Magaalada Gaalakcyo oo dhacdadaas hadalhaya ayaa waxa ay sheegeen in Darawalka Mooto Bajaajka oo ahaa Wiil Dhalinyaro ay curbad ku dureen laba dumar ah kadibna ay baxsadeen.

- Advertisement -

Cirbada ayaa la sheegayaa in wiilkaan dhalinyarada ah iney ku direen laba gabar oo bajaajta waday kuwasi oo markii cirbada ay ku dureen cararay sida ay ii xaqiijiyeen dad goob joogayaal ah.

Isbiatalka Magaalada Gaalkacyo ayaa la geeyay Wiilkii Cirmada lagu duray si abaritaan loogu sameeyo,waxana taasi ay keentay in ay cabsi soo wajahdo.

Sidoo kale laamaha amniga Galmudug ayaa haatan wada baaritaano ku aadan haweenka cirbada dadka ku duraya,waxana haatan la soo sheegayaa in Wiilkii cirbada lagu duray xaaladiisa ay tahay mid wanagsan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts