HomeWararAkhriso:-Wararkii u dambeeyey qarax Gaari oo ka dhacay M/Muqdisho

Akhriso:-Wararkii u dambeeyey qarax Gaari oo ka dhacay M/Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Weli waxaa isasoo taraya khasaaraha uu geystay qarax ismiidaamin ah oo Galabta ka dhacay maqaaxi ka soo horjeeda Hotelka Wehliye ee Magaalada Muqdisho,qaraxaas oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa. Maqaayada uu qaraxa ka dhacay ayaa Galabtii waxa isugu yimaada bulsho farabadan kuwaas oo ku shaaha,waxaana qaar ka mid ah dadkii ka badbaaday […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Weli waxaa isasoo taraya khasaaraha uu geystay qarax ismiidaamin ah oo Galabta ka dhacay maqaaxi ka soo horjeeda Hotelka Wehliye ee Magaalada Muqdisho,qaraxaas oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa.

Maqaayada uu qaraxa ka dhacay ayaa Galabtii waxa isugu yimaada bulsho farabadan kuwaas oo ku shaaha,waxaana qaar ka mid ah dadkii ka badbaaday qaraxa ay sheegeen in Maqaayada uu soo istaagay gaariga,durbaba uu horay ka qarxay,isla markaana dad badan oo ay yaqaaneyn  ay ku geeriyoodeen

- Advertisement -

Badi dadka qaraxa ku geeriyooday ayaa isugu jiray dad Goobo Ganacsi ku lahaa Goobta uu qaraxa ka dhacay,sida Maqaaxiyo, Bakhaaro iyo waxyaabo kale,iyo sidoo kale dad saarnaa gawaari Wadada mareysay.

Khasaaraha qaraxa ka dhashay ayaa masuuliyiin ka tirsan laamaha amniga waxa ay ku sheegeen in ka badan 14 ruux halka dhaawacana lagu sheegay ku dhawaad 6 ruux,waxana Goobtii uu qaraxa ka dhacay haatan ku sugan saraakiil ka tirsan laamaha amniga Soomaaliya.

Warar kale oo aan helnay ayaa waxa ay sheegayaan in khasaaraha dhimasho ee  ka dhashay qaraxa uu gaarayo ilaa 16 dhimasho ah iyo dhaawaca 10 kale.

- Advertisement -

Weli macada halka lala damacsanaa qaraxaas,waxana warar soo baxayay ay sheegayeen in gaariga qarxay ay eryanayeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda soomaaliya in kastoo weli si faah faahsan aysan uga hadlin Wasaaradda Amniga Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts