HomeWararAl-Shabaab oo sheegtay qarixii Galabta ka dhacay Magaalada Muqdisho

Al-Shabaab oo sheegtay qarixii Galabta ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa faah faahino dheeraad ah laga helayaa qarax khasaaro geystay oo Galabta ka dhacay ka soo horjeedka hotelka Wehliya oo ku yaalla agagaarka Isgoyska dabka ee Wadada Maka Almukarama Magalada Muqdisho. Qaraxa oo ahaa gaari ayaa ku qarxay maqaaxi ka soo horjeeda hotelka Wehliye oo ku yaalla Wadada Maka Almukarama,waxa uuna sababay dhimasahda dad u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa faah faahino dheeraad ah laga helayaa qarax khasaaro geystay oo Galabta ka dhacay ka soo horjeedka hotelka Wehliya oo ku yaalla agagaarka Isgoyska dabka ee Wadada Maka Almukarama Magalada Muqdisho.

Qaraxa oo ahaa gaari ayaa ku qarxay maqaaxi ka soo horjeeda hotelka Wehliye oo ku yaalla Wadada Maka Almukarama,waxa uuna sababay dhimasahda dad u badan Shacab oo maqaayada fadhiyay iyo kuwo Wadada marayay intaba.

- Advertisement -

Al-Shabaab ayaa sheegtay masuuliyada qaraxaas,iyaga oo sheegay in ay ku dileen 10 Sarkaal oo ka tirsan ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya.

Goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa haatan ah mid sidii hore ka soo wanagsanaaneyso,waxaana lagu bilaabay nadiifinta burburkii uu sababay qaraxaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts