HomeWararDhageyso:-Wasaaradda Amniga oo shaacisay khasaaraha ka dhashay qarixii ka dhacay Muqdisho

Dhageyso:-Wasaaradda Amniga oo shaacisay khasaaraha ka dhashay qarixii ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasaaradda Amniga Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay khasaaraha ka dhashay qarax Ismiidaamin ah oo Galabta ka dhacay Maqaaxi ka soo horjeeda hotelka Wehliye ee Wadada Maka Almukarama. Qaraxa oo jugtiisa inta badan laga maqlay Muqdisho,ayaa dhaliyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac inta badan gaaray dad Shacab ah. Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya Cabdi Casiis […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Amniga Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay khasaaraha ka dhashay qarax Ismiidaamin ah oo Galabta ka dhacay Maqaaxi ka soo horjeeda hotelka Wehliye ee Wadada Maka Almukarama.

Qaraxa oo jugtiisa inta badan laga maqlay Muqdisho,ayaa dhaliyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac inta badan gaaray dad Shacab ah.

- Advertisement -

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya Cabdi Casiis Cali Ibraahim (Xildhibaan) oo Warbaahinta kula hadlay goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa sheegay in qaraxaas ay ku geeriyoodeen 14 ruux halka 6 kale ay ku dhaawacmeen oo khasaaraha guud uu noqonayo 20 ruux.

Weli waxaa kordhi kara khasaaraha ka dhashay qaraxa,maadaama weli burburka dhismooyinka ku yaalla Aaga uu qaraxa ka dhacay dad horleh laga soo bixinayo.

Hoos Ka Dhageyso Codka Afhayeenka Wasaaradda Amniga.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts