HomeWararSawirro:-Haweenka ka Shaqeeya Nadaafada oo goordhow lagu sumeeyey Muqdisho

Sawirro:-Haweenka ka Shaqeeya Nadaafada oo goordhow lagu sumeeyey Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

War Goordhow soo gaaray Radio Dalsan ayaa waxa uu sheegayaa in qaar ka mid ah Heweenka ka Shaqeeya dhanka Nadaafada ee gobolka Banaadir la sumeyay,kuwaas oo haatan la geeyay mid ka mid ah Isbitaalada ku yaalla Muqdisho. Haweenkaan sumoobay ayaa tiro ahaan waxa ay gaarayaan ilaa 9,waxaan la sheegay in gaariga Soomaalida u taqaano NOHA […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War Goordhow soo gaaray Radio Dalsan ayaa waxa uu sheegayaa in qaar ka mid ah Heweenka ka Shaqeeya dhanka Nadaafada ee gobolka Banaadir la sumeyay,kuwaas oo haatan la geeyay mid ka mid ah Isbitaalada ku yaalla Muqdisho.

Haweenkaan sumoobay ayaa tiro ahaan waxa ay gaarayaan ilaa 9,waxaan la sheegay in gaariga Soomaalida u taqaano NOHA uu buufiyay,kaas oo aan laheyn wax taargo ah kadibna uu baxsaday,iyada oo haweenkaas la geeyay Isbitaalka Hubaal oo ku yaalla meel u dhow Isgoyska Sanca ee Magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

Afar ka mid ah Haweenka sumoobay oo xaaladooda aad u daran ayaa la geeyay isbitaalka Urduagan Ex-Digfeer sida ay xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Maamulka gobolka Banaadir.

Ehelada qaar ka mid ah dadka la sumeeyey ayaa haatan ku sii qul qulaya Isbitaalka hubaal si ay uga qeyb qaaatan baxnaaninta dadkooda.

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts