HomeWararAkhriso:-Wasiir Xoosh oo Caawa Shaaciyey cidda noqoneysa Kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka”

Akhriso:-Wasiir Xoosh oo Caawa Shaaciyey cidda noqoneysa Kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa markii ugu horeysay waxa uu ka hadlay xiisada ka dhalatay mooshinkii laga gudbiyay Gudoomiye Jawaari iyo cida sida KMG ahaan xilkaas u heyneysa maadaama gudoomiyaha uu mooshin ka yaallo. Wasiir Xoosh ayaa sheegay in ku simaha gudoomiyaha  uu yahay ku xigeenka 1aad ee Cabduweli Sheekh Ibraahim […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa markii ugu horeysay waxa uu ka hadlay xiisada ka dhalatay mooshinkii laga gudbiyay Gudoomiye Jawaari iyo cida sida KMG ahaan xilkaas u heyneysa maadaama gudoomiyaha uu mooshin ka yaallo.

Wasiir Xoosh ayaa sheegay in ku simaha gudoomiyaha  uu yahay ku xigeenka 1aad ee Cabduweli Sheekh Ibraahim kadib dood ka timid cida ku simaha noqoneysa inta uu mooshinka ka yaallo gudoomiye Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

- Advertisement -

“Sida uu qorayo qodobka 8,aad ee Xeer Hoosaadka Golaha Shacabka,muudeey ayaa ah gudoomiyaha Golaha Shacabka maadaama Jawaari uu mooshin ka yaallo,taasina waa wax iska cad oo hay’addaha dastuuriga ay dhammaan wada ogyihiin ayuu yiri Wasiir C/raxmaan Xoosh”

Wasiirka DastuurkaC/raxmaan Xoosh Jibriil oo aan ka mid aheyn Xildhibaanada Baarlamaanka soomaaliya ayaa hadalkiisa waxa uu yimid kadib Saacada ka hor markii gudoomiye ku xigeenka koowaad oo u yeerayay xildhibaanada dalka ka maqan uu sheegay in uu yahay Kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

Sikastaba xiisadii ka dhalatay mooshinkii laga gudbiyay gudoomiye Jawaari ayaa weli taagan,iyada oo maalinba maalinta ka dambeysa ay sii xoogeysaneyso,waxana dhawaan la filaya in mooshinkaas baarlamaanka lahorgeeyo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts