HomeWararDhageyso:-Maamulka M/Jowhar iyo Darawalada Mooto Bajaajta oo isku-khilaafay Ammar Maamulka ka soo...

Dhageyso:-Maamulka M/Jowhar iyo Darawalada Mooto Bajaajta oo isku-khilaafay Ammar Maamulka ka soo baxay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Dhawaan waxaa amar soo saaray gudoomiyaha Magaalada Jowhar,amarkaas oo ahaa in Haweenka aysan Mooto bajaajka ka raaci Karin dhinaca hore oo ku dhow Darawalka,waxana arrintaasi isku-fahmi la’ maamulka degmada iyo Darawalada Mooto Bajaajka. Qaar ka mid ah Darawalada Mooto Bajaajta ee ka Shaqeysta Jowhar ayaa waxa ay sheegen in amarka Maamulka ka soo baxay uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dhawaan waxaa amar soo saaray gudoomiyaha Magaalada Jowhar,amarkaas oo ahaa in Haweenka aysan Mooto bajaajka ka raaci Karin dhinaca hore oo ku dhow Darawalka,waxana arrintaasi isku-fahmi la’ maamulka degmada iyo Darawalada Mooto Bajaajka.

Qaar ka mid ah Darawalada Mooto Bajaajta ee ka Shaqeysta Jowhar ayaa waxa ay sheegen in amarka Maamulka ka soo baxay uu yahay mid wanaasgan balse mida dabasocota ay tahay in Maamulku ay yareeyaan Canshuurta faraha badan oo ay ka qaadaan Darawalada mooto Bajaajka.

- Advertisement -

Weli wax jawaab ah kama bixin Maamulka degmada hadalka ka soo baxay Darawalada Mooto Bajaajta,iyada oo Johwar ay ka Shaqeyaan in ka badan 500 oo Mooto,waxana tani u muuqataa khilaaf horleh oo soo kala dhexgalay Maamulka degmada iyo Darawalada Mooto Bajaajta.

Hoos Ka Dhageyso Warbixinta Warkaan oo uu Jowhar ka soo diray Wariyaheena Xasan Cabdullaahi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts