HomeWararAkhriso:-C/raxmaan Cabdi Shakuur”Dhinacyada khilaafkooda ha xaliyaan inta uu Ajnabiga soo dhexgelin”

Akhriso:-C/raxmaan Cabdi Shakuur”Dhinacyada khilaafkooda ha xaliyaan inta uu Ajnabiga soo dhexgelin”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyed waliba aad u dhaliila dowladda ayaa ka hadlay khilaafka Siyaasadeed ee dalka ka taagan kaas oo ka dhashay mooshinkii laga gudbiyay Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. “Waxaan soo dhaweynayaa Dadaalka uu Aqalka Sarre ugu jiro xal u helidda loolanka ka dhex taagan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyed waliba aad u dhaliila dowladda ayaa ka hadlay khilaafka Siyaasadeed ee dalka ka taagan kaas oo ka dhashay mooshinkii laga gudbiyay Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

“Waxaan soo dhaweynayaa Dadaalka uu Aqalka Sarre ugu jiro xal u helidda loolanka ka dhex taagan guddoonka Baarlamaanka mar haddii laantii fulinta lagu eedeyey in ay dhinac la safatay, waa bisayl siyaasadeed haddii Soomaalidu is xaliso ayuu yiri Siyaasiga”

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu ugu baaqay dhammaan dadka khilaafka uu ka dhaxeeyo sida Xukuumadda iyo Golaha Shacabka in ay qaataan waan waanta la wado ee la doonayo in lagu xaliyo khilaafka jira.

“Dhinacyada oo dhan, waxaan ku boorinaynaa in ay tala soo jeedinta qaataan si loo baajiyo soo dhexgalid ajnabi”

Dhammaan Siyaasiyiinta Soomaaliyed iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa sidaan silmaid ah uga dalbanayay Xildhibaanada Golaha Shacabka in ay muujiyaan xasilooni Siyaasadeed six al looga gaaro khilaafka kala qeybiyay xildhibaanada Golaha Shacabka balse weli mamuuqato wax xal ah oo laga gaaray.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts