HomeWararCiidamada Dowladda iyo Al-Shabaab oo Caawa ku dagaalamay Afgooye

Ciidamada Dowladda iyo Al-Shabaab oo Caawa ku dagaalamay Afgooye

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Dagaal khasaaro geystay una  dhaxeeyay Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab ayaa caawa waxa uu ka dhacay degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose. Dagaalka ayaa waxa uu yimid akdib markii Al-Shabaab ay weerar ku soo qaadeen Koontoroolka ay ku sugan yihiin ciidamada dowladda oo ku yaalla Buundada yare e degamda Afgooye. Dadka ku nool Afgooye qaarkood oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaal khasaaro geystay una  dhaxeeyay Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab ayaa caawa waxa uu ka dhacay degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Dagaalka ayaa waxa uu yimid akdib markii Al-Shabaab ay weerar ku soo qaadeen Koontoroolka ay ku sugan yihiin ciidamada dowladda oo ku yaalla Buundada yare e degamda Afgooye.

- Advertisement -

Dadka ku nool Afgooye qaarkood oo Dalsan la hadlay ayaa waxa ay sheegeen in dagaalka mudo ku dhow saacad uu socday,isla markaana aysan ka warheyn khasaaraha ka dhashay maadaama ay tahay xili habeen.

Warar kale oo aan helnay ayaa waxa ay sheegayaan in daagalka u geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac oo labada dhinac ah iyo dad Shacab ah intaba.

Maamulka degmada Afgooye ayaan la xiriirnay si aan wax uga weeydiino dagaalkaas,balse waa uu ka gaabsaday in uu ka hadlo dagaalkaas.

- Advertisement -

Wararkii u dambeeyey ee haatan nasoo gaaraya ayaa waxa ay sheegayaan in xaaladu iminka ay tahay mid degan,isla markaana Al-Shabaabkii weerarka soo qaaday ay dib ugu laabteyn halkii ay ka yimaadeen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts