HomeWararDhageyso:-Gudoomiye Muudeey”Mooshinka laga gudbiyay Jawaari waa Sharci Gudiga joogtadana kama hadlikaro”

Dhageyso:-Gudoomiye Muudeey”Mooshinka laga gudbiyay Jawaari waa Sharci Gudiga joogtadana kama hadlikaro”

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Soomaaliya Cabduweli Ibraahim Muudeey ahaana midkii qabtay mooshinkii laga gudbiyay Gudoomiyaha Golasha Shacabka ayaa ka hadlay go’aankii ay mooshinkaas ku laaleen gudiga joogtada. Shir Jaraa’id uu Muqdisho Caawa Warbaahinta ugu qabtay ayaa waxa uu sheegay in Gudiga joogtada ee Golaha Shacabka uu isaga kaliya u yeero karo Go’aankii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Soomaaliya Cabduweli Ibraahim Muudeey ahaana midkii qabtay mooshinkii laga gudbiyay Gudoomiyaha Golasha Shacabka ayaa ka hadlay go’aankii ay mooshinkaas ku laaleen gudiga joogtada.

Shir Jaraa’id uu Muqdisho Caawa Warbaahinta ugu qabtay ayaa waxa uu sheegay in Gudiga joogtada ee Golaha Shacabka uu isaga kaliya u yeero karo Go’aankii ay mooshinkaas ku laaleena uusan waxba ka jirin.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in mooshinkii uu qabtay ee laga gudbiyay guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari uu yahay mid sharci ah oo aysan jirin cid burburin karta,isla markaana mooshinkaas ay u soo gudbiyeen 107 Xildhibaan.

Galabta ayay aheyd markii Kulan deg deg ah oo ay yeesheen Xubnaha Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka ay sheegeen in mooshinkaas uu burburay kadib markii la waayay tiradii Xildhibaan ee loo baahnaa oo ah 93 Mudane.

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiye Muudeey.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts