HomeWararDhageyso:-Xildhibaanadii Mooshinka ka gudbiyay Jawaari oo Go’aano Cusub soo saaray

Dhageyso:-Xildhibaanadii Mooshinka ka gudbiyay Jawaari oo Go’aano Cusub soo saaray

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xalay Magaalada Muqdisho waxaa kulan xasaasi ah ku yeeshay xildhibaanadii shalay sheegay in ay mooshinka ka gudbiyeen Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya  Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Xildhibaanada ayaa waxa ay siweyn uga hadleen kulankii ay yeesheen Gudiga joogtada Golaha Shacabka kaas oo lagu laalay mooshinkii ay ka gudbiyeen gudoomiyaha. Shirka Jaraa’id oo uu kulanka kadib Warbaahinta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xalay Magaalada Muqdisho waxaa kulan xasaasi ah ku yeeshay xildhibaanadii shalay sheegay in ay mooshinka ka gudbiyeen Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya  Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Xildhibaanada ayaa waxa ay siweyn uga hadleen kulankii ay yeesheen Gudiga joogtada Golaha Shacabka kaas oo lagu laalay mooshinkii ay ka gudbiyeen gudoomiyaha.

- Advertisement -

Shirka Jaraa’id oo uu kulanka kadib Warbaahinta u qabtay Xildhibaan Cabdi Cali oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Guddiga joogtada aysan ka hadli Karin mooshinka ay ka gudbiyeen Gudoomiyaha oo uu ku eedeeyay in uu sharciga jebiyay.

Waxaa kaloo uu sheegay in weli mooshinkii ay gudoomiyaha ka gudbiyeen uu taagan yahay laakin looga been abuurtay in ay jireen 16 xildhibaan oo mooshinkaas ka laabtay,laakin go’aankoodu uu yahay in ay wadi doonaan inta laga dooranayo Gudoomiye Cusub.

Xiisada ka dhalatay mooshinka laga gudbiyay Gudoomiyaha Golasha Shacabka ayaa weli taagan,iyada oo dhinaca kale warar soo baxaya ay sheegayaan in uu jiro mooshin kale oo laga wado Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Xildhibaan Cabdi Cali oo Akhrinaya Go’aanka ay soo saareen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts