HomeWararWasiirka Dastuurka Soomaaliya oo Maanta shir ka furaya Magaalada Baydhabo

Wasiirka Dastuurka Soomaaliya oo Maanta shir ka furaya Magaalada Baydhabo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Saacadaha soo socda ee Maanta ayaa la filayaa in Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay uu ka furmo Shirka Afaraad ee Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka oo ay martigelisay Koonfur Galbeed Soomaaliya. Shalay Duhurkii ayaa waxaa Baydhabo gaaray wafdi uu hogaaminayay Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ay qeyb ka yihiin Wasiirada Dastuurka Dowlad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saacadaha soo socda ee Maanta ayaa la filayaa in Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay uu ka furmo Shirka Afaraad ee Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka oo ay martigelisay Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Shalay Duhurkii ayaa waxaa Baydhabo gaaray wafdi uu hogaaminayay Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ay qeyb ka yihiin Wasiirada Dastuurka Dowlad Goboleedyada,waxana uu Maanta furi doonaa Shirka Afaraad ee Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka.

- Advertisement -

Wasiirka Dastuurka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa Dalsan u sheegay xili uu wareysi siinayay in shirka uu Maanta furmi doono isla markaana uu socon doono mudo laba Maalin ah.

Shirka Afaraad ee Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ayaa horay waxaa loogu soo qabtay Xarumaha Dowlad goboleedyada intooda badan,waxana sidoo kale lagu qaban doonaa Xarumaha kale si looga qeyb qaato dhameystirka Dastuurka qabyada ah ee dalka.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts