HomeWararDhageyso:-Khilaafka Gudiga Dib u eegista Dastuurka labada Aqal iyo Wasiir Xoosh oo...

Dhageyso:-Khilaafka Gudiga Dib u eegista Dastuurka labada Aqal iyo Wasiir Xoosh oo kordhay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa soo baxaya khilaafka u dhaxeeya gudiga dib u eegista Dastuurka labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo Wasiirka dastuurka Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil kadib Warqad ay habeen ka hor ay soo saareen Gudiga. Gudiga Dib u eegista dastuurka labada Aqal ayaa shaaciyay in Wasiirka dastuurka uu la wareegay Shaqadii Gudiga,iyaga oo sheegay in ay kalsoonidii kala […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa soo baxaya khilaafka u dhaxeeya gudiga dib u eegista Dastuurka labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo Wasiirka dastuurka Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil kadib Warqad ay habeen ka hor ay soo saareen Gudiga.

Gudiga Dib u eegista dastuurka labada Aqal ayaa shaaciyay in Wasiirka dastuurka uu la wareegay Shaqadii Gudiga,iyaga oo sheegay in ay kalsoonidii kala laabteyn,isla markaana baarlamanka ay ka dalbanayaan in ay Go’aan ka gaaraan.

- Advertisement -

Xogheyaha gudiga dib u eegista Dastuurka labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya Senoter Xusen Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in baarlamaanka Soomaaliya ay u taalo tallaabada ay ka qaadayaan Wasiirka maadaama ay u gudbiyeen cabashadooda,

Wareysi uu siiyay Radio Dalsan ayuu sheegay in dib u eegista lagu sameynayo Dastuurka ay Gudigu leeyihiin balse Wasiirka Dastuurka uusan ku laheyn wax Shaqo ah.

Wasiirka Dastuurka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa shalay si qabow uga hadlay khilaafka soo kala dhex galay Wasaaradda iyo gudiga dib u eegista Dastuurka labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya,isaga oo shaaciyay Shaqada Gudiga iyo Shaqada Wasaaradiisa.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Senotar Xuseen Sheekh Maxamuud.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts