HomeWararSawirro:-Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo la kulmay Bulshada Guriceel

Sawirro:-Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo la kulmay Bulshada Guriceel

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey oo shalay gaaray degmada guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa xalay la kulmay qeybaha kala duwan ee bulshda ku nool degmada Gurieec ee Gobolkaas. Madaxweyne ku xigeenka oo beryahaan booqasho ku marayay deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolada Mudug iyo Galgduud ayaa Bulshadii uu la kulmay oo u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey oo shalay gaaray degmada guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa xalay la kulmay qeybaha kala duwan ee bulshda ku nool degmada Gurieec ee Gobolkaas.

Madaxweyne ku xigeenka oo beryahaan booqasho ku marayay deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolada Mudug iyo Galgduud ayaa Bulshadii uu la kulmay oo u badnaa dhalinyaro waxa ay ka wada hadleen sidii ay isaga xog wareeysan lahaayeeen baahiyaha ay qabaan dhalinyarada magaalada Iyo sidii ay uga faa’idaysan lahaayeen fursadaha hormarineed ee galmudug.

- Advertisement -

Bulshadii ka qeyb gashay kulankii xalay ee Madaxweyne ku xigeenka Galmudug ay la qaateen ayaa waxa ay shegen in ai diyaar u yihiin in ay ka qeyb qaataan horumarka deegaanada Galmudug,isla markaana ay tahay mid laga maar maan ah.

Maxamed Xaashi Carabeey Madaxweyne ku xigeeenka Dowlad goboleedka Galmudug oo kulanka hadal ka jeediyay ayaa yiri.

“Dhalinyarada waa awoodda mustaqbalka iyo maanta waxaana inaga go’an in an u samayno una abuurno fursado shaqo, sidoo kalana aan kor u qaadno aqoontooda garaadka.

- Advertisement -

Sikastaba Madaxweyne ku xigeenka Galmudug ayaa sidoo kale inta uu ku sugan yahay degmada Guriceel waxa uu la kumi doonaa Maamulka degmada iyo Odayaasha dhaqanka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts