HomeWararDhageyso:-Siyaasi Salaad Cali Jeelle”Dowladda Soomaaliya Imaaraadka Carabta xiriirka ha u jarto”

Dhageyso:-Siyaasi Salaad Cali Jeelle”Dowladda Soomaaliya Imaaraadka Carabta xiriirka ha u jarto”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Siyaasiga Salaad Cali jeele oo ka mid ah Siyaasiyinta soomaaliyeed ayaa si kulul uga hadlay heshiiskii Saddex geesoodka ahaa ee dekada Beebera kaa soo dhexmaray Dowladda Itoobiya Maamulka Soomaaliland iyo shirkadda DP World ee lag leeyahay dalka Imaaraadka Carabta. Heshiiskaas ayaa waxaa ka biyo diiday dowladda Soomaaiya,waxaana Siyaasi Salaad Cali jeelle uu shegay in hehsiiskaas […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Siyaasiga Salaad Cali jeele oo ka mid ah Siyaasiyinta soomaaliyeed ayaa si kulul uga hadlay heshiiskii Saddex geesoodka ahaa ee dekada Beebera kaa soo dhexmaray Dowladda Itoobiya Maamulka Soomaaliland iyo shirkadda DP World ee lag leeyahay dalka Imaaraadka Carabta.

Heshiiskaas ayaa waxaa ka biyo diiday dowladda Soomaaiya,waxaana Siyaasi Salaad Cali jeelle uu shegay in hehsiiskaas uu yahy mid ay danteeda ku wadato Shirkadda DP World.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay Siyaasiga in dalkaan ay masuul ka ama wakiil ka tahay dowladda Soomaaliya isla markaana dowladda Soomaaliya ay tallaabadii ku habeen ay ka qaado Imaaradka Carabta ama Maxkamadaha Caalamiga ah in ay ku dacweyso maadama ay ku xadgudbeen Shruucda Caalamiga ah.

Waxa uu hadalkiisa intaasi ku daray in heshiiskaas wax isdhaafsi iyo Ganacsi uu dhaafsiisan yahay dowladda imaaraadkana ay meel uga dhacday madax baanaanidii soomaaliya.

Siyaasiga Salaad Cali jeelle ayaa la weydiiyay Su’aal aheyd hadalkii ka soo baxay Agaasimaha Shirkada DP World ee ahaa in Soomaaliland ay tahay mid madax banaan,isla markaana Dowladda Soomaaliya ay heshiiskaas wax ka bedeli Karin ayaa waxa uu ku jawaabay.

- Advertisement -

“Runtii ninkaas waxa uu yahay nin lacagdoon ah oo aan ku hadlin Magac dowladeed,laakin hadii dalkaan Soomaaliya loo helo dowlad rasmi ah oo waxqabata ay keeni doonto in heshiisyo aan lala  gelin dad gaar ah ayuu yiri Siyaasi Salaad Cali Jeelle”

Ugu dambeyn waxa uu sheegay in Dowladda Imaaraadka Carabta ay tahay mid wadata dano Siyaasadeed isla markaana faragelin ku heysa dalka,sidaas daraadeedna dowladda soomaaliya looga baahan yahay in marka hore ay siiso digniin qoraal ah hadii ay joojin wayaan dhibaatada dalka ay ku hayaan in ay xiriirka u jarto.

Hoos Ka Dhageyso Codka Siyaasiga Salaad Cali jeele.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts