HomeWararWasiirka Dastuurka oo ka hadlay doorka gudiga Dastuurka ee Baarlamaanka xili Gudigaasi...

Wasiirka Dastuurka oo ka hadlay doorka gudiga Dastuurka ee Baarlamaanka xili Gudigaasi ay kalsoonida kala laabteyn

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa markii ugu horeeyay ka hadlay Shaqada Gudiga dib u eegista Dastuurka ee labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya iyo  tan Wasaaradiisa Saacado kadib markii ay sheegeen Gudigu in ay kalsoonidii kala laabteen. Wasiir Xoosh ayaa sheegay in Shaqada Gudiga ay tahay in ay korjoogteeyaan gudiga Madaxa banaan ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa markii ugu horeeyay ka hadlay Shaqada Gudiga dib u eegista Dastuurka ee labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya iyo  tan Wasaaradiisa Saacado kadib markii ay sheegeen Gudigu in ay kalsoonidii kala laabteen.

Wasiir Xoosh ayaa sheegay in Shaqada Gudiga ay tahay in ay korjoogteeyaan gudiga Madaxa banaan ee Dastuurka isla markaana ay siiyaan qalalaadka Dastuurka ku jira si loo saxo sigaar ah qodobada qaar oo uu ka mid yahay dhanka qoraalka ah taasina ay isbedel ku sameeyaan.

- Advertisement -

Dhinaca kale Waxa uu ka hadlay Shaqada Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya ee uu madaxda ka yahay,waxa uuna sheegay in ay xalin doonaan waxyaabaha u baahan in laga heshiiyo dhanka Siyaasada,kadibna loo gudbiyo Madaxda dalka iyo kuwa Maamul goboleedyada dalka ka jira.

Hadalka kas oo baxay Wasiirka Dastuurka ayaa ku soo aadaya xili xalay War qoraal ah oo ka soo baxay Gudiga dib u eegista Dastuurka ee labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya lagu sheegay in ay kalsoonidii kala laabteen Wasiirka Dastuurka Soomaaliya.

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Dastuurka Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts