HomeWararDhageyso:-Soomaaliland oo shaacisay waqtiga uu bilaabanayo dhismaha Dekada Berbera

Dhageyso:-Soomaaliland oo shaacisay waqtiga uu bilaabanayo dhismaha Dekada Berbera

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasiirka Arimaha Dibadda Maamulka Soomaaliland Sacad Cali Shire ayaa markii ugu horeysay shaaciyay xiliga rasmiga ah ee la bilaabayo dhismaha Dekada Magaalada Berbera. Dhismaha Dekadaas ayaa mudo 5 Maalin ah ka hor ah la sxiixay si saamiga ka soo baxa ay u wada qeyb sadaan Maamulka Soomaaliland Dowladda Itoobiya iyo Shirkada DP World ee laga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Arimaha Dibadda Maamulka Soomaaliland Sacad Cali Shire ayaa markii ugu horeysay shaaciyay xiliga rasmiga ah ee la bilaabayo dhismaha Dekada Magaalada Berbera.

Dhismaha Dekadaas ayaa mudo 5 Maalin ah ka hor ah la sxiixay si saamiga ka soo baxa ay u wada qeyb sadaan Maamulka Soomaaliland Dowladda Itoobiya iyo Shirkada DP World ee laga leeyahay Imaaraadka Carabta.

- Advertisement -

Wasiirka Arimaha Dibadda Maamulka Soomaaliland Sacad Cali Shire ayaa sheegay in bartamaha Sanadkaan la bilaabi doono dhismaha Dekada Magaalada Berbera kadib heshiiskii Saddex geesoodka ahaa ee todobaadkaan la gaaray.

Waxa uu sheegay in Soomaaliland Isha kaliya ay fiirsaneyso ay tahay dowladda Itoobiya kaas oo la doonayo in Itoobiya ay noqoto macmiilka koowaad ee wax ka dhoofsada waxna ka soo degsada Dekada Berbera marka laga soo tago Shacabka Soomaaliland.

Heshiiska dekada Berbera ayaa markii hore ahaa mid laba geesood ah balse waxaa waxaa 5 Maalin ka hor ku soo biiray dowladda Itoobiya,iyada oo Saacado kadib heshiiskaas ay sharcidarro ku tilmaamtay dowladda Federaalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Arimaha Dibadda Maamulka Soomaaliland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts