HomeWararDhageyso:-Gaadiidka ay wataan Wasiirada Puntland oo laga fiiqayo Muraayadaha Madow

Dhageyso:-Gaadiidka ay wataan Wasiirada Puntland oo laga fiiqayo Muraayadaha Madow

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Taliska qaybta Booliska Gobalka Nugaal ee Maamulka Puntland  ayaa ka warbixiyey howlgalo lagu sugayay amniga kaas oo mudo saacado ah qaatay laga sameeyay Xaafado ka tirsan Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal. Taliyaha Qaybta Booliska Gobalka Nugaal Gaashaanle Sare Nugaal Faarax Cabdiraxmaan (Galangooli)  oo la hadlay Warabahinada ka howlgalla deegaannada Puntland ayaa sheegay in ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliska qaybta Booliska Gobalka Nugaal ee Maamulka Puntland  ayaa ka warbixiyey howlgalo lagu sugayay amniga kaas oo mudo saacado ah qaatay laga sameeyay Xaafado ka tirsan Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal.

Taliyaha Qaybta Booliska Gobalka Nugaal Gaashaanle Sare Nugaal Faarax Cabdiraxmaan (Galangooli)  oo la hadlay Warabahinada ka howlgalla deegaannada Puntland ayaa sheegay in ay dad u qab qabteyn falal amnidarro oo maalmahaan ka dhacayay Magalada iyo in dad kale oo u dhalinyaro u badan ay ku raad joogaan.

- Advertisement -

Isaga oo sii hadlayay ayaa waxa uu sheegay in sidoo kale la qabtay nin Gacan ku dhiigle ah oo bilaawgii Todobaadkan wiil dhalinyaro ah ku dilay Magaalada Garoowe,isla markaana Maxkamada ay horgeyn doonaan.

Ugu dambeyn waxa uu sheegay in howlgallada ay qeyb ka ahaayeen kuwo lagu fiiqayay dadka wada Gaadiidka Muraayadaha madow leh isla markaana qaar ka mid ah Golaha Wasiirada Puntland Gawaaridooda laga fiiqay Muraayadaha Madow.

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Nugaal Puntland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts