HomeWararDEG DEG:-Tiro Hoobiyaal ah oo goordhow ku dhacay qeybo ka mid ah...

DEG DEG:-Tiro Hoobiyaal ah oo goordhow ku dhacay qeybo ka mid ah Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Goordhow ayaa waxaa tiro Hoobiyayaal ah ay ku dhaceyn Isgoyska Baar Ayaan oo kala qeybiya degmooyinka Wartanabada iyo Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir. Madaafiicdaan oo jugtooda inta badan laga maqlay degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir ayaa la sheegay in ay gaarayeen ilaa lix madfac. Goobjoogayaal ayaa  sheegay in ay ku dhaceyn Goobo maqaaxiyo ah oo ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Goordhow ayaa waxaa tiro Hoobiyayaal ah ay ku dhaceyn Isgoyska Baar Ayaan oo kala qeybiya degmooyinka Wartanabada iyo Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir.

Madaafiicdaan oo jugtooda inta badan laga maqlay degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir ayaa la sheegay in ay gaarayeen ilaa lix madfac.

- Advertisement -

Goobjoogayaal ayaa  sheegay in ay ku dhaceyn Goobo maqaaxiyo ah oo ay ku sugnaayeen dad Shacab ah,halka qaar ka mid ah hoobiyayaashaas ay ku dhaceyn Xarun ay Ciidamo Nabadsugida soomaaliya halkaasi ku leeyihiin.

Khasaaro ayaa la sheegayaa in ay geysteen hoobiyayaashaas taas oo ilaa iyo hadda aan la ogeyn,waxaana Ciidamo halkaasi ku sugan ay ridayaan rasaas iyaga oo diidaya in loo dhawaado.

Faah faahinta Warkan kala socda Radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts