HomeWararAkhriso:-Wararkii u dambeeyey Hoobiyaal ku dhacay Xaafad ka mid ah Muqdisho &...

Akhriso:-Wararkii u dambeeyey Hoobiyaal ku dhacay Xaafad ka mid ah Muqdisho & khasaaraha ka dhashay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya tiro Hoobiyaal ah oo ku dhacay Xaafadaha Isgoyska Baar Ayaan oo kala qeybiya degmooyinka Yaaqshiid iyo Warta-Nabada ee Magaalada Muqdisho. Hoobiyayaashaan oo gaarayay ilaa lix ayaa waxa ay ku dhaceyn maqaaxiyo ku yaalla Isgoyska Baar Aayaan oo ay dad Shacab ah ku sugnayeen iyo meelo jidcadaal ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya tiro Hoobiyaal ah oo ku dhacay Xaafadaha Isgoyska Baar Ayaan oo kala qeybiya degmooyinka Yaaqshiid iyo Warta-Nabada ee Magaalada Muqdisho.

Hoobiyayaashaan oo gaarayay ilaa lix ayaa waxa ay ku dhaceyn maqaaxiyo ku yaalla Isgoyska Baar Aayaan oo ay dad Shacab ah ku sugnayeen iyo meelo jidcadaal ah oo aysan cidna joogin,waxana la soo sheegayaa in ay khasaaro geysteen.

- Advertisement -

Wariyaheena Maxamed Cabdi Xaan iidle oo tegay Goobta ay hoobiyaasha ku soo dhaceyn ee Isgoyska Baar Ayaan ayaa sheegay in ay ku dhaawacmeen 7 ruux oo Caruur oo badan balse aysan jirin wax dhimasho ah oo ka dhashay hoobiyayaashaas.

Sidoo kale waxa uu soo sheegay in Caruurta dhaawacantay saddex ka mid ah dhaawacooda uu culus yahay kuwaas oo loola cararay qaar ka mid ah Isbitaalada Muqdisho si loogu daweeyo.

Wararkii u dambeeyey ee aan heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in xaalada Isgoyska Baar Ayaan ay haatan tahay mid caadi ah oo sideedii hore ku soo laabatay isla markaana ay dib uga laabteen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya oo markii hore Goobta tegay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts